Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb iyo Wadahadalo caawa socda

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in caawa xaalada ay degan tahay ayna istaagtay rasaastii xooganeed ee maanta dhan halkaasi ka socotay. Ciidamada taabacsan maamulka Galmudug iyo ciidamada kooxda Ahlu Sunna ayaa wali ku kala sugan aagagoodii hore , ciidamada Galmudug ayaana hareereeyay xarunta Inji ay ku sugan yihiin hogaanka Ahlu … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Dhuusomareeb iyo Wadahadalo caawa socda